|
|||||
WAJAALE NEWS
Alshabaab Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Ay ku Qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya Iyo Maraykanka Ee Gudaha dalka Kenya.
January 5, 2020 - Written by Editor:NARIOBI(W.N)- Xarakada Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar ay maanta ku qaadeen saldhig ay kuwada sugnaayeen ciidamo maraykan ah iyo kuwa Kenya ee gobolka lemu Wararka laga helayo weerarka ay alshabaab ku qaaday saldhigan ayaa sheegay in ay gaadhsiiyeen khasaare culus iyagoo goobta ku gubtay afar diyaaradood halka aan wali la ogayn tirade ciidamada Kenya iyo kuwa maraykanka ee ay goobta ku laayeen. HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/s2P3GLorofk Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Si Wadajir Uga Warbixiyay ... Somaliland: Xanuunka Covid_19 Oo Saddexdii Maalmood Ee U Dambeeyay Soo Ritay 86 Qof, Inta U Dhimatay... DAAWO: Badhasaabka Gobolka Salal Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Oo Sheegay in Aan Jidh Dil Loo Gaysan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|