|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay U Jeedada Looga Joojiyay Madashii Berbera,Kuna Eedeeyay Xukuumada
January 18, 2020 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN) Abwaan xasan daahir (Weedhsame) ayaa la hadlay warbaahinta waxa uu faahfaahin ka bixiyay u jeedada uu isku yeedhay warbaahinta iyo cida ka dambaysay xaflad loogu talo galay in uu ka soo qayb galo waxan uu dhaliilo kala duwan u jeediyay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse biixi oo uu ku tilmaamay in ay ku xadgudubtay sharciyada dalka u dajisan.
https://youtu.be/1p5YRID6z2k Hargeisa Office Wajaalenews.net
Related posts:Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Dirtey Darawalada Gaadiidka Iskaga Kala Goo... “Muuse Biixi Isagaa Qabyaalad Ku Fuulay Kursiga Madaxwaynaha, In Uu Ka Cowdaana Waa Khalad”Cali Cant... DAAWO: Ururka Dhalinyarada Jiidali Oo Si Cad Uga Soo Horjeestay Mudo Kordhinta.Taageerana Umuujiyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|