HARGAYSA(W,N)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa saaka booqday qoysas danyar ah oo bariga magaalada hargaysa dhulkii ay degenaayeen dawlada hoose cid kale soo siisay
Xisbiyada mucaaridka ayaa fariin culus udiray xukuumada iyo maamulka dawlada hoose ee hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;