|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Beesha Caalamka Ka Socday Oo Kulan La Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Jsl Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
December 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xisbiyada mucaaridka ee somaliland ucid iyo wadani ayaa goor dhawayd kulan la yeeshay waftigii ka socday beesha caalamka oo ay hogaaminayeen safiirada ingiriska ,EUda Qaramada midoobay iyo wadamo kale Kaasi oo ka dhacay huteel maansoor Waftigan ayaa dalka uyimid khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada kaasi oo salka ku haya komishanka doorashooyinka iyo dib udhacyada ku habsamay qabsoomida doorashooyinka Xisbiyada mucaaridka ayaa ka warbixiyay arimihii ay ka wada hadleen waftigan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/m0JKboWWMLM
Related posts:Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Taiwan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Iyo Ar... Xisbiga Wadani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb, Madaxwayne biixina Ku Eedeeyay In... Ra’iisal Wasaaraha Xilka Sii Haya Ee Dalka Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Arimaha Diba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|