|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shir Ay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya Ku Wada Yeeheen Magaalada Diri Dhaba.
December 10, 2019 - Written by Editor:DIRE DHABA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland Sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil taani ayaa faah faahin ka bixiyay shir arimaha abniga khuseeya oo saraakiisha ciidamada itoobiya ay kuwada yeesheen magaalada Diri dhaba ee dalka itoobiya Taliye Nuux oo ay weheliyaan qaarkamid hogaanada ciidamada jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegay in ay dawlada itoobiya ka wada hadleen sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen arimaha tahriibka,nabadgalayada labada iyo iskaashiga dhinaca la ladagaalana argagixisada geeska. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/2punwCMrXp8 Related posts:Madaxwayne kuxigeenkii Hore Ee Jsl Oo Ka Hadlay Shakiga Itoobiya,Kuna Taliyey Inaan Shiinaha Deyn La... DAAWO; Safiirada wadanka UK Uqaabilsan Arimaha Somalida Ms.Harriet Mathews Oo Sheegtay in Aqoonsi... Haayada Caafimaadka Aduunka Oo U Digtay Dalalka Qaarada Africa Ee Xanuunka CoronavirusKusii Faafayo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|