|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Safiirada wadanka UK Uqaabilsan Arimaha Somalida Ms.Harriet Mathews Oo Sheegtay in Aqoonsiga somaliland Yahay Wacyi Taagan Xiligan Iyo Qodobo kale oo Muhiim ah.
June 21, 2016 - Written by Editor:UK(W.N) Safiirada Dalka Uk oo lahadlaysay Qurbejooga somalida ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa kulankaas oo ahaa mid suaalo toos ah lagu waydiinayay kaga hadashay sadex qodob oo khuseeya Jamhuuriyada somaliland kuwaasoo kala ahaa, 1:Qorshaha xafiiskeeda ee somaliland 2:Arimaha doorashooyinka Somaliland iyo doorka dawlada Uk 3: sidoo kale Waxay ka hadashay aqoonsiga somaliland iyo weliba wada hadalada usocda Somaliland iyo Somaliya.
Related posts:“Somaliland Marka La Eego Reer Ahaan Ama Beel Ahaan, Inaga Ayaa Marti La Inoogu Yahay”Suldaan Daa,uu... Wasiirada Hawlaha Guud iyo Beeraha oo Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Kala Wareejiyay Maayarka Cusub ee Boora... DAAWO:Cabdi Good Oo Ka Hadlay 5Shantii Heesood Ee Ugu Cajiibsanayd Ee Uu Arkay .Sharaxaadna ka bixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|