|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Dalkii Wuxuu Ka Dhigtay Tukaan Uu Qoyskiisu Leeyahay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Arimo Xasaasiya Soo Bandhigay.
December 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go,aamadii ay soo saareen gudida dhex dehxaadinta xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu dalkii ka dhigay tukaan uu qoyskiisu leeyahay soona bandhigay doorka ay ku leeyihiin boobka hantida qaranka inamada uu madaxwaynuhu abtiga uyahay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: “ Hada Anaga Reer Booramoow Waxaa Na Wareeriyay Puntland Iyo Somaliland Idinkuna Waxaad Is W... DAAWO;-Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Magaalada Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay ... “Intaan Xilka Hayay Waxaan Ku Dhaaranayaa In Aanan Qaadanin, Hal Mitir Oo Qaranku Leeyahay”Ex Wasii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|