|
|||||
WAJAALE NEWS
“Murashaxnimada Maxamuud Xaashi Waxay Ku Tusaysaa Naxariista Madaxwaynaha,Waayo Waxa La filayay In Uu Maxkamad Horkeeno”
December 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Midkamid Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Xisbiga kulmiye Ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay In Maxamuud xaashi uu Yidhaahdo Waxaan ahayn Murashax gudoomiyenimada xisbiga Kulmiye ah Masuulkan ayaa madaxwaynaha somaliand ugu baaqay in uu Hanti dhowr galiyo maxamuud xaashi islamarkaana uu xanibo akoonada uu leeyahay.Wixii uu hanta dalka ka boobayna laga soo celiyo. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Isbedelka DDSI iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha I... Reer Boorama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Daree... DAAWO; Safiirka Jabuuti Ufadhiya Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Madaxwaynayaasha Labada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|