Hogaamiyaha Xisbiga Wadani OO Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Hortaagan Tahay Xeerka Saxaafada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Xisbiga Wadani OO Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Hortaagan Tahay Xeerka Saxaafada,
December 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku edeeyay in ay iyadu hortgaan tahay dhamaystirka xeerka saxaafada somaliland

Sidoo kale hogaamiye xirsi ayaa ka hadlay waxyaabihii ay saxaafada la qaban jireen markii uu wasiirka ahaa iyo dadaalo badan oo ay galiyeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS