Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka.
December 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wafti balaadhan oo ka socday beesha caalamka ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl Dr aadan xaaji cali.

Gudoomiyaha maxkamada sare ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay ka wada hadleen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/RFwSPKFylF4

COMMENTS
LINKS