DAAWO;-Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Ee Wadani Oo Xukuumadu Ugu Baaqay Inay Cadeyso Daawooyin Kontidharo Ah Oo Dalka Soo Galay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Ee Wadani Oo Xukuumadu Ugu Baaqay Inay Cadeyso Daawooyin Kontidharo Ah Oo Dalka Soo Galay.
December 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha Xanaanada Xoolaha ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa xukuumada ugu baaqay in ay cadayso koontinaro dawooyinka xoolaha khatar ku ah oo dalka soo galay

Xogahaye maxamed shugri ayaa xukuumada ugu baaqay in cadayso bulshada usoo bandhigto waxa ay yihiin iyo cida dalka soo galisay

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS