|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Siciid Sulub Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay Muxuuse Ku Sifeeyay Magacaabistiisa?
December 13, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Cusub ee wasaarada xanaanada xoolaha somaliland sicid sulub oo dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa. Wasiir siciid sulub oo kamid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee wwadani ayaa ka dareen celiyay magacaabista uu madaxwaynuhu ugu dhiibay xilka wasiirnimo isagoon katirsan sanayn kulmiye Siciid sulub ayaa magacaabistiisa ku sheegay in ay tahay midaynta shacabka somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Ka Hadlay Arimaha Ka Taagan Dalka Jabuuti Iyo Xogo La Xidhiidha Xadhi... Daawo:“Waxan Maqlayay Sadexda Xisbi Haka Soo Taliyaan Doorashada,Sadexda Xisbi Go,aanka Ma Leh,Waxa ... Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Booqday Suuqii Gubtay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|