|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waftigii Ay Hogaaminaysay Madaxwayne Kuxigeenka Kililka Oromada Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
December 26, 2019 - Written by Editor:BERBERA(W,N)- Wafti kasocda dawlada itoobiya oo maalintii doraad soo gaadhay somaliland ayaa socdaalkoodii labad ku tagay magaalo xeebeeda berbera halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Maareeyaha dekedaha jsl , maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada berbera.
Waftigan ayaa waxaa hogaaminaysay madaxwayne kuxigeenka kililka oromada iyo wasiiro katirsan maamulka dawlad deegaanka somalida. Dhanka kale waftigan ka socday dalka itoobiya ayaa kormeer ku tagay dekeda berbera. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/Q14LWUXX4Xw Related posts:''Cidii Isku Dayda Inay Maalin Gaara Ciido, Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa”Wasiirka D... Xadka Somaliland iyo Itoobiya oo Lagu Qabtay Lacago Malaayiin Ah oo Laga Leeyahay 12 Dal (SAWIRRO) Daawo:Ajandihii 60 aad Oo Maanta Loo Qaybiyay Golaha Guurtida Somaliland Iyo Gudoomiye Saleebaan Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|