DAAWO;-Suldaan Katirsan Madax-dhaqameedka DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Katirsan Madax-dhaqameedka DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
December 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cabdilaahi Maxamed Fidaar oo kamid madax-dhaqameedka dawlad deegaanka somalida Itoobiya dhawaana lagu caleemo saaray Deegaanka Xarshin ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.

Waxaana suldaan Soo dhawayntiisa ka qayb qaatay madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo haween.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS