DAAWO;-Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka Iyo Weedha Uu Ka Yidhi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka Iyo Weedha Uu Ka Yidhi!
December 20, 2019 - Written by Editor:

JARMALKA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka jarmalka oo u socdaal ku jooga.

Jaaliada reer somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka ayaa ka hadlay soo dhawaynta maxamuud xaashi

Sidoo kale ex wasiir maxamuud xaashi ayaa ka hadlay soo dhawayntan iyo ujeedada socdaalka uu ku maraya wadamo kamid ah qaarada yurub,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS