|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Hooyo Ciidamada Booliska Wajaale Si Arxandaro Ah Ugaraacayeen.
December 22, 2019 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)- Siyaasi Maxamed Abiib oo hore xil uga soo qabtay komishanka xakamaynta aidska ayaa ka hadlay xadhiga suldaan abshir oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal Sidoo kale siyaasi maxamed abiib ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdo foolxun oo ka dhacy magaalada wajaale kadib markii muuqaalka laga baahiyay hooyo ciidanka booliska wajaale si arxandaro u garaacayaan taasi oo kamid ahayd dad ka gadooday wiil ay isku hel yihiin oo maydkiisa laga helay wajaale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Macalimiin Saaka Cabasho la Hortagay Wasaarada! DAAWO;Barwaaqo Fun City, Oo Laga Furay Magaalada Hargaysa Iyo Qalabka Casriya Ee Ay U Keentay Caruur... Siyaasi Ismaaciil Buuba Oo Ka Hadlay In Inqilaabka Fashilmay Ee Turkigu, Saamayn Ku Yeelan Karo Wada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|