|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Ka Waramay Taariikhdiisa Iyo Xadhigyo Ay Kula Kacday Dawladii Siyaad Bare+Aqoontiisa!
December 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid culimada ugu caansan gayiga somalida iyo wadamada caalamka ayaa markii ugu horaysay ka sheekeeyay taariikhdiisa halka uu waxku bartay iyo takhasuskiisa aqooneed. Sidoo kale sheikh mustafe ayaa ka waramay xadhigyo kala duwan oo ay kula kacday Dawladii rajiimka ahayd ee siyaad Bare. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XOGWARANKA SHEEKH MUSTAFE; https://youtu.be/_l0Lk-rkS2U
Related posts:Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ka Qeyb Galey Shir Caalami ah oo Ay Ku Kulmeen Maayaradii Ugu Baddnaa... DAAWO; Siciid Cilmi Rooble Oo Fariin U Diray Guddoomiye Muuse Biixi “Muusoow,Anigu Waxaan Umalaynaya... Daawo: Wafti Ka Socday Wadamada Yurub Oo Kulan La Qaatay Murrashax Cirro Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|