HARGAYSA(W,N)- Murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga ucid prof ebyan ayaa ka hadlay xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ramaax oo looga yeedhay xarunta c,i,d kadib markii gudoomiye baashe dacwad ka gudbiya
Prof Abyan ayaa dacwada gudoomiye baashe ku sifeeyay dul qaad la,aan iyo sida taladii Somaliland uqaaday jidka kalitaliyaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;