DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Fashiliyay Shirqoolo Loo Mageelayo Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Dhalinyarada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Fashiliyay Shirqoolo Loo Mageelayo Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Dhalinyarada!
December 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe oo ka hadlay munaasibad uu ka qaybgalay ayaa ka digay shirqoolo uu sheegay in ay somaliland kusoo waajahan yihiin lagu hawlan yahay sidii maamul goboleedyo loogaga dhawaaqi lahaa gudaha somaliland.

Sidoo kale Eny faysal ayaa fashiliyay shirar Somaliland burburkeeda lagu waday oo ka dhacay magaalada Adis ababa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ThUi3b5INYI

 

COMMENTS
LINKS