|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Falayn Qaynta Hadalkii Madaxwayne Biixi Ka Yidhi Muranka Ka Taagan Komishanka Doorashooyinka!
December 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta ka hadlay khilaafka ka taagan komishanka doorashooyinka iyo dib udhaca doorashada golaha wakiilada iyo deegaanka Xoghayaha abaabulka iyo wacyigalinta xisbigamucaaridka ah ee wadani cabdilaahi geel jire ayaa wax laga waydiiyay hadalka madaxwaynaha ee muranka komishanka iyo qabadaha ku gadaaman in ay doorasho qabsoonto Siyaasi geel jire ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu hogaamiyo asxaabta shacabka balse aanu dib ugu soo karaarin ee uu hore usocdo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War Deg-deg ah: Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Wargeyska Haatuf Iyo Mulkiilaheeda. Daawo: Madaxwayne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Soo Afjarida Khilaafkii Golaha Wakiil... Guddida Joogtadda Ah Ee Golaha Wakiiladda Oo Maanta U Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Waxyaabih... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|