DAAWO;-Colaadii Beelaha Ceef-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Colaadii Beelaha Ceef-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
December 22, 2019 - Written by Editor:

CEEL-AFWAYN(W,N)-Nabadaynta beelaha dirirtu mudo ku dhexmaraysa deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag ayaa laso afjaray kadib markii waxgaradka deegaanku ku jireen xal uhelida colaadan.

Munaasibada lagu soo afjaray colaada ceel afwayn ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka xukuumada katirsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS