Beesha Caalamka Oo Somaliland U Soo Jeedisay In Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka La Qabto Sanadka 2020. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beesha Caalamka Oo Somaliland U Soo Jeedisay In Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka La Qabto Sanadka 2020.
December 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo kasocday beesha caalamka islamarkaana maanta soo gaadhay caasimada hargaysa kana koobnaa safiiro, diblamaasiyiin ayaa kulamo kala duwan oo ay layeesheen xisbiyada qaranka iyo ergadii dhex dhexaadinta isku xilqaatay kadib  xukuumada Somaliland ugu baaqay in doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka la qabto badhtamaha sanad fooda inagu soo haya ee 2020.

Safiirka Midowga yurub uqaabilsan somaliya iyo somaliland oo ku hadlayay afka waftiga beesha caalamka ayaa xukuumada somaliland ugu baaqay in doorashada golayaasha wakiilada iyo deeganka la qabto badhtamaha sanadka 2020

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/5GnE7ofvtP8

COMMENTS
LINKS