|
|||||
WAJAALE NEWS
Dad ku dhintay dab Ka Kacay Suuq Ku yaalla Nairobi
June 28, 2018 - Written by Reporter:Nairobi (WJN)- Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay dab ka kacay suuq ku yaalla magaalada Nairobi, sida ay ku warramayaan warbaahinta maxalliga ahi. In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawacmay dabka kaaso xalay ka qarxay bartamaha caasimadda islamarkaasna gaystay khasaare hantiyeed. Suuqa Gikomba ayaa ah suuqa ugu wayn Nairobi, ma ahan markii ugu horreysay uu suuqan uu dab nooca oo kale ah ka dhaca, Balse dabkani lama ogo waxa dhaliyay. Gikomba waa suuq inta badan ay ka adeegtaan dadka danyarta ah , waxaana inta badan lagu iibiyaa dharka hudhaydhka.
Related posts:War Deg Deg Ah: Wasiirkii Hore Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlam... DAAWO: Xarun Ay Wax Ku Baran Doonan Dadka Qaxoontiga Ah Ee Ku Sugan Somaliland Oo Laga Hirgaliyay Ma... “Waxyaabaha Lagu Xasuusan Doono Madaxwayne Biixi Ee Rikoodhka Ugalay Waxa Ka Mid Ah, Sidii Komishank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|