|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
November 1, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)-Alle ha Unaxariistee waxaa goordhawayd Magaalada hargaysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka booliska Somaliland sare Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo mudo xanuun Sanayay. Alle ha Unaxariistee Taliyaha Ciidanka Boolis Marxuum fadal ayaa caawa Canbaaro 8;30 Fiidnimo ku geriyooday cisbitaalka Internationalka ee magaalada hargaysa. Marxuum fadal ayaa mudo dheer ahaa taliyaha ciidanka booliska somaliland isagoo lagu xasuusto isbadal uu ku sameeyay ciidanka .
Inaa ilaahi wa inaa ilahayhi raajucuun
Related posts:Faah faahinta Khasaare Culus Oo Ka Dhashay Weerarka Al-shabaab Ku Qaaday Jaamacadda Gaarisa Iyo Hawl... Oday Muuse Dalab Oo 27Neef Oo Geela Munaasibada Mawliidka Nabiga Agweed Uqabiyay Dhakhtarka, Agooma... Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland Oo Mar Kale Ka Hadlay Arinta Laascanood, Cabashona Ugubiyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|