Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland, Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland, Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka.
November 28, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Oo Sugan Carriga Maraykanka ayaa waxaa uu fariin u diray Shacab weynaha somaliland Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada isagoona ugu baaqay bulshada inay ilaashadaan nabadgalyadooda.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Waraysi uu Siiyey Telefishanka Qaranka Somaliland.

COMMENTS
LINKS