|
|||||
WAJAALE NEWS
“Masuuliyiinta Wadani Ee Salaada Lasoo Gudinayo,Waa Tusaalooyinkii Siyaad Bare Iyo Maxkamadii Geele”Rashiid Jamac Dhari,
November 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaasi rashiid jaamac dhari(sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee ka faalooda siyaasada somaliland iyo caqabadaha dhinaca doorashada hore usaadaaliyay in doorashada golaha wakiiladu dib udhac kale ku imanayo ayaa ka hadlay waxa kasoo baxay odoraskiisii Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa kululucanbaareeyay xadhiga masuuliyiinta xisbiga wadani ee sharci darada ku xidhani isagoo sheegay in xaalka dalku marayo halkii ay gaadhay rajiibkii siyaad bare iyo maxkamadiisii geele. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Oo Cambaareyey Xadhiga Ex Xildhibaan Ibraahim (SANGAL ) oo Xukumadu Xi... DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Si Adag Uga Hadlay Dad Shacab Ah Oo Ciidamada Itoobiya Xasuu... Madaxweynaha Jsl Oo Dhagax-Dhigay Waddada Labada Boqol (Hargeysa BYPASS) Ee Caasimadda lagaga Yaray... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|