|
|||||
WAJAALE NEWS
“Imisaan Kadaa Idhi, Hayna Dhaafin Doogee”Abwaan Axmed Aw Yuusuf.
November 29, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan axmed Aw Yuusuf (Habar yaro) oo kamid suugaan yahanada somaliland ayaa maanso gaaban ku cabiray xaalada wakhtigan ka taagan somaliland iyo cabashada shacabka ka haysata hogaamiyayaasha siyaasadeed ee Somaliland oo marwalba ay ku hogoobaan wixii ay ka sugayeen isagoo farta ku fiiqay sida uu bulshada ugaga digay waxyaabaha soo socda iyo ku wax qaadashadooda. Abwaan Axmed Habayaro ayaa barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ku baahiyay maansadan waxay udhignayd Sidan; Alaylee Dayowgaa Dadka Qaarkii Gaadhiyo Dubahaa Dhakada Jaray Waa Doqon Abaal keed Imisaan Kadaa Idhi Hayna Dhaafin Doogee Imisaan ka digi jiray dabka Huursanee jara imisaan Dul iyo hoos ugu dhigay Dabuubaha doqon baan Wax garanine . Afartaa daleeyee docda Kalana aan dayo madax Nimo ladoonoon diif iyo Kulayliyo dibin daabyo loomarin, Qarka Aayar laga Daro.horaa loogu daaloo Dadka nimaan abaal dhigan Ducadood mahelayee Ha ku daalin gocashada, Abwaan Axmed Aw Yuusuf Habaryaro. Hargaysa Somaliland .
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|