|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga Wadani,Kana Hadlay Kulan Ay Caawa Wada Yeesheen Madaxwayne Biixi!
November 17, 2019 - Written by Editor:“Maaha In Ay Xukuumadu Dadka Xidh Xidho Oo Ay Shacabka Kiciso,Dawladana Waxaan Leenahay Idinku Mushkilad Ha Abuurina”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xoghayihii guud ee xisbiga wadani iyo Afhayeenkii xisbiga wadani isaga oo sheegay in aanu xadhig xal ahayn islamaraana aanay jirin fal ay ku kaceen xubnahan la xidh xidhay Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa ka hadlay kulan ay caawa qasriga madaxtooyada kuwada yeesheen madaxwayne muuse biixi kaasi oo uu kala hadlay arimaha cakiran ee dalka ka taagan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/ahyrh1n0JQ0 Related posts:Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaad... Ururka Xuquuqal Iinsaanka Oo Cambaareeyay Xukunka Ay maxkamaddu Ku Riday Masuuliyiinta Wargeyska Haa... Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Utaxaabay Musharax Sheekh Ibraahim Oo Katirsan Musharixiinta Xisbiga U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|