DAAWO;-Wasiiro & Maamulka Dawlada Hoose Oo Dhagax Dhigay Dugsi Waxbarasho Iyo Xarun Caafimaad Laga Hirgalinyayo Deeganka Qalax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro & Maamulka Dawlada Hoose Oo Dhagax Dhigay Dugsi Waxbarasho Iyo Xarun Caafimaad Laga Hirgalinyayo Deeganka Qalax.
November 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maamulka dawlada hoose ee casimada hargaysa Iyo ka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaan wasiiro ayaa saaka dhagax dhigay dugsiyo waxbarasho iyo xarumo caafimaad oo lagadhagax dhigay deegaanka Qalax ee caasimada hargaysa,

Sidoo kale odoyaasha deegaanka ayaa goobtan ka shaaciyay in la dhameeyay khilaaf dhinaca dhulka oo ka taagnaa goobtan ooh al qof ku dhintay shaqaaqo ka dhacday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS