|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Geerida Taliyihii Ciidanka Booliska S/G;Marxuum Fadal Iyo Wakhtiga La Aasi Doona!
November 1, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay Geerida Alle Ha,unaxariistee Taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Oo caawa ku geeriyooday Magaalada Hargaysa. Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegay in maalinta bari ah lagu aasi doono xabaalaha samalaha ee magaalada hargaysa iyadoo salaada jinaasadana lagaga tukan doono masaajid sheikh mustafe ee ka danbeeyay huteel ka ambassador. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Suxufiyiinta Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Oo Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Labada Wariye Ee... Wasiirkii Hore Qarshaynta oo Beeniyey In Sababta Uu Madaxweynuhu Xilka Uga Qaaday Tahay Inuu Ka Qayb... DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Iyo Fadhiisimah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|