DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Gabiley.
November 28, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada oo ay weheliyaan gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka iyo masuuliyiin katirsan wasaaradu ayaa gaadhay gobolka gabiley iyaga oo kormeer ku tagay goobaha waxbarasho ee gabiley.

Ujeedada masuuiyiinta wasaarada waxbarashada ayaa ahayd sidii ay dugsiyada gaarka loo leeyahay ay usiin lahaayeen ruqsada waxbarasho ee wasaarada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS