DAAWO;-Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Ku Guulaysatay In Ay 50 Qoys Usamayso Shaqo Abuur! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Ku Guulaysatay In Ay 50 Qoys Usamayso Shaqo Abuur!
November 3, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)- wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa maanta soo bandhigay 50qoys oo ka wasaarad ahaan ay usamaynayaan shaqo abuur.

Qoysaskan ayaa ah qoysas danyar o u baahnaa Taageerada xukuumada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS