TOG WAJAALE(W,N)- Wasiiro katirsan xukuumada somaliland ayaa maanta magaalo xuduudeedka tog wajaale usoo dhaweeyy wafti balaadhan oo kasocda dawlad deegaanka somalida itoobiya /
Waxaana soo dhawaynta waftigan ka hadlay wasiirka wasaarada biyaha somaliland.
Sidoo kale waftiga ka socday ddsi ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;