DAAWO;-Siyaasiyiin Reer Gabiley Ah Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasiyiin Reer Gabiley Ah Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Jsl.
November 8, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Siyaasiyiin katirsan shacabka gobolka gabiley oo uu kamid yahay xoghayntii taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland General Maxamed Xasan cabdlaahi jidhif Garyaqaan Xasan Sheekh muxumed Warsame iyo saxafi Maxamed Biid ayaa soo dhaweeyay magacaabista taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Sadadhi (Dabagale) oo hore uga mid ahaa  saraakiisha ciidanka qaranka jsl

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS