|
|||||
WAJAALE NEWS
aaqil Axmed Xasan Samatar (caantaynle) oo Kamida Ergooyinka ka Qayb Galaya Shirka Beesha Sacad Muuse Ayaa Ugu Baaqay Ergooyinka inay Iska Ilaaliyaan shirka in aan la Siyaasadeyn.
September 1, 2013 - Written by editorGeesta kale caaqil caantaynle ayaa qaar ka mid ah 700 ee ergay ku tilmaamay inay ku dhex milmeen xisbiyo gaar ah islamarkaana ay wataan arrimo burburinaya kuna tilmaamay kuwo majeerhabawsanyihiin
Caaqil maxamed xasan samatar (caantaynle) oo kamida ergooyinka ka qayb galaya shirka beesha sacad muuse ayaa ugu baaqay ergooyinka inay meesha iska ilaaliyaan shirka in aan la siyaasadeyn shrkaasi islamarkaasna shirweynaha sacad muuse aanu ahayn mid xisbi gaar ah aanay ku shireyn balse yahay shir ummadda sacad muuse oo xisbi kasta ku jirta ay aayahooda kaga tashanayaan mustaqbalkooda wax siyaasad ihina ay mamnuuc ka tahay . Geesta kale caaqil caantaynle ayaa qaar ka mid ah 700 ee ergay ku tilmaama
nay ku dhex milmeen xisbiyo gaar ah islamarkaana ay wataan arrimo burburinaya kuna tilmaamay kuwo majeerhabawsanyihiin waxaanu kula taliyay inay ka waantoobaan arrimahaasi. Gebogabadii Caaqil caantaynle waxa Beesha Sacad muuse meel waloo ay joogaanba inuu shirku yahay mid sidii loogu talagalay u socon doonaa ayuu yidhi caaqilku
Wajaale News Desk Wajaale Office Related posts:Daawo:hooyo iyo Ilmaheegii Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaanka Ceesha Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer Kursi Jacaylka Xukuumada Kulmiye Iyo Ku Dhaganaanta Mucaaridka Doorasho Doonka Ahi, Malaga Yaabaa In... Daawo:Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Sweden oo Socdaal ku yimid Somaliland ayaa Maanta khud... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|