|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Daawooyinka Ee Muumin Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Carwadii Iyo Qiimo Dhimis Ay Bulshada Ugu Bushaaraysay,
November 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Shirkada daawooyinka iyo alaabaha kale ee Muumin.Pharma and health Care ayaa siwayn uga dhex muuqatay bandhiga carwadii caafimaadka ee magaalada haragsa taasi oo xadhiga ka jaray madaxwaynaha somaliland.
Gudoomiyaha shirkada muumin cabdinaasir yuusuf bulxan ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay kusoo bandhigeen carwada iyo qiimo dhimis 20% oo ay shacabka ugu bushaareeyeen, Sidoo kale shirkada muumin ayaa shaacishay muhiimada ay siinayso cisbitaalada dawladu maamusho Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DIB Umilicso.Ambassador Cawil oo Axmed-Siilaanyo ku Eedeeyay In Uu Ka Dambeeyey Dilalkii Hoggaamiyey... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyey Shir-weynaha Dawladaha Adduu... DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo furay Kulan Lagaga Hadlayay Maaraynta Dacwadaha Garsoork... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|