DAAWO;-Sheekh Saleebaan Oo Laga Joojiyay Masaajidkii Uu Jimcaha Khudbada Ka Jeedin Jirin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Saleebaan Oo Laga Joojiyay Masaajidkii Uu Jimcaha Khudbada Ka Jeedin Jirin.
November 15, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)- Agaasimhihii hore ee wasaarada dinta yo awqaafta sheekh saleebaan siciid oo maalmihii udanbeeyay eedo ujeedinayay xukuumada madaxwayne biixi xisbiga wadani maalintii shalay ahayd umagacaabay gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil ayaa laga joojiyay masaajid magaalada berbera oo uu khudbada jimcaha ka akhriyi jiray

Amarka lagaga joojay ayaa soo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS