|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ku Galay Xarunta Iyo Fariinta Uu Udiray Taageerayaasha Xisbiga Ee Gobolada Dalka.
November 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taageerayaasha xisbiga wadani ayaa saaka xoog ku galay xarunta xisbiga oo xukuumadu ciidamo dhoobtay Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo hogaanka sare ee xisbiga ayaa iyagu hor kacayay taageerayaasha xisbiga kuwaasi oo ku dhawaaqay hadalo lagaga soo horjeedo cabudhinta xukuumada. Gudoomiye cirro ayaa taageerayaasha xibiga ee gobolada dalka ugu baaqay in ay mudo sedex cisho sameeyaaan isku soo bax ay ku muujinayaan awoodooda iyaga oo iskugu imanaya xarumaha xisbiga . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hoggaanka Xisbiga WADANI Oo Soo Badashay Xubintii Koomiishanka Doorashooyinka Uga Mid Noqon Lahayd. “Ragii Golaha Ka Baxay Badh Isxanbaarbay Ahaayeen, Badhna Waa Looga Dhintay, Labaduba Sharci Daro Ay... Xisbiga Ucid Oo Fashiliyay Qorshe Xukuumadu Ku Doonayso In Aan Hirgalin Heshiiskii Xisbiyadu,Kuna Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|