|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maareeyihii Hore Ee Haayada Wadooyinka Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Ganacsiga,Eedo Culusna Ujeediyay!
November 4, 2019 - Written by Editor:“Suldaanba Baxay Waa Wasiir Ganacsiga Inadeerkii, Tabashada Reer Awdalna Isagaa Qayb Ka Ah,”Cismaan SheekhHARGAYSA(W,N)-Mareeyihii hore haayada wadooyinka somaliland Cismaan Sheekh Cabdi oo kamid siyaasiyiinta saamaynta ku leh gobolka awdal ayaa ka hadlay tabashada reer awdal , jawaab kulul kabixiyay wasiirka ganacsigasaajin isagoo soo bandhigay talaabooyin wasiirka ganacsigu ku kacay oo qayb ka ah kala fogaanshaha reer awdal iyo xukuumada madaxwayne biixi. Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Daawo: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay Inuu Jabiyay Sharcigii K... “Umaddu Waxay U Badan Tahay Qaade Ma Dherge Iyo Xoogsato Ee Xukuumaddu Qorshe Umadda Qanciya Ha La T... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ay Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|