|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Xusay Dhalashada Nabiga NNKH Iyo Khudbadihii Laga Jeediyay.
November 9, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Culimo awdiinta iyo boqolaal kamid shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa siwayn uxusay maalinta dhalashada nabigeenii suubanaa nnkh taasi oo socod ku mareen jidadka magaalada gabiley. Waxaana hadalo la xidhiidha waynaynta maalinta dhalashada nabi muxumed scw ka jeediyay munaasibad culimada magaalada oo oo hor kacayo imaamka maskid jaamacada magaalada gabiley. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Taariikh Nololeedkii Ambasador Cabdiraxiim Caabi Faarax Oo Ahaa Qofka Kaliya Ee Somali Ah Ee Noqday... DAAWO; Dadwaynaha Reer Borama Mudaharaad Kaga Jawaabay Hadalo Deelqaafa Oo faysal Cali Waraabe Ku We... Xaalada Magaalada Jig Jiga oo Kacsan + Ciidamada Federaalka oo La Wareegay Xarumihii Dawlada iyo War... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|