|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beelihii Gobolka Salel Ee Khilaafkooda Xukuumadu Go,Aanada Kasoo Saaryay Oo Bilaabay fulinta Waxyaabihii Lagu Heshiiyay!
November 3, 2019 - Written by Editor:SALEL(W,N)- Gudi madaxwayne biixi u magacaabay soo af jarida colaad laba beelood ku dhex martay deegaano ka tirsan gobolka salel oo bilaabay fulinti heshiiskii laga gaadhay murankooda.
Odoyaal kala socda labad beelood ee murankooda laga gaadhay heshiis iyo maamul degmada lughaya ayaamaanta si rasmi u bilaabay sidii ay ula kala wareegi lahaayeen wixii loo kala xukumay oo ay beero qodani kamid yihiin iyagoo kala xadaysayna dhulkii loo kala qaybiyay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ururka Qareenada Somaliland ee Solla Oo Maanta Soo Afmeeray Tababaro Kor Loogu Qaadayo Xirfada Sharc... DAAWO;-Suldaan Xukuumada Madaxwayne Biixi Jeelka Kasii Daysay Oo Siwayn loogu Soo Dhaweeyay Magaalad... Qaar Ka Mida Dhalinyarada Reer Gabiley Oo Qabtay Xaflad Lagaga Soo Horjeedo Go’aankii Gudida HorUmar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|