DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Beeniyay Qoraal Uu Shalay Soo Saaray Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Beeniyay Qoraal Uu Shalay Soo Saaray Iyo Sobobta!
November 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa sheegay in aanu xisbiyada mucaaridka udiidin ay shirar kuqabsadaan huteelada magaalada hargaysa kaasi oo uu qoraal shalay kasoo baxay xafiiskiisa sidaa lagu sheegay balse uu maanta beeninay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/q78OjftqsCQ

 

 

COMMENTS
LINKS