DAAWO;-Ajaanibka Ku Sugan Caasimada Somaliland Oo Ka Markhaati Kacay Nabada Iyo Xasiloonida Jsl! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ajaanibka Ku Sugan Caasimada Somaliland Oo Ka Markhaati Kacay Nabada Iyo Xasiloonida Jsl!
November 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ajaanibka caalamka ka yimaada ee somaliland ku sugan caasimadeeda ayaa badi iyagoo wadan wax ilaalo ah iska dhex lugeeya suuqyada badhtahama hargaysa.

Qaarkamid cadaan ku sugan somaliland ayaa ka warbixiyay nabada somailand iyo sida ay usoo jeedanayso indhaha caalamka

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS