|
|||||
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil Oo ka Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu kula Kacday Iyo Sifaha Loo Qabtay+ Siidayntiisii Caawa!
November 5, 2019 - Written by Editor:Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii 34 Sacadood Kadib Oo Uu Ku Xidhnaa Xarunta C,I,D, HARGAYSA(W,N)- Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil Oo Ciidanka Boolisku xabsiga utaxaabeen shalay Canbaaro 10;00subaxnimo iyaga oo Aan usoo Marin Sifo Sharci ah Xadhigisa Ayaa caawa la siidaayay, Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil ayaa caawa la siidaayay canbaaro 7;00 fiidnimo. Majiro wax war oo kasoo baxay xukuumada iyo ciidanka booliska oo ay ku sheegeen sobobta ay uxidheeen masuulkan iyo waxa ay kusii dayeentoona. Siidaynta Aqoonyahan Maxamed dhimbiil ayaa wararka aanu ka helaynaa tibaaxeen in ay Timid kadib markii ay ciidamadu ku wayeen wax dambi ah kuna fashilmeen kooxihii ka danbeeyay xadhigiisu in ay keenaan eedayn sicad u sheegaysa dambiga lagu haysto Aqoonyahan Maxamed dhimbiil oo ka hadlay Siidayntiisa isaga Oo Qoraal kooban ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka Bulshada ee facebookga ayaa wuxu udhignaa sidan; “Hada Ayaan Xoriyadaydii dib u helay ka dib markii aan sifo sharciga Baal Marsan ugu xidhnaa Xarunta dambi baadhista somaliland ee ( C.I.D) Mudo 34 saacadood ah !” Wajaalenews desk Hargeisa office
Related posts:Barlamaanka Dalka Ethiopia Oo Cod u Qaadaya Xeer lagu Madax bananaynayo Isgaadhsiinta Wadankaasi “Magaalada Hargaysa Waxaynu Ku Dhisanaynaa, Cashuurteena Taasi Baana Ah, Wax Lagu Faano”Maayarka Moo... Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Jabuuti Iyo Qorshe Ay Damacsan T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|