Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Qaab Suugaanaysan Uga Hadlay Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Qaab Suugaanaysan Uga Hadlay Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl.
November 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo ah mid ah abwaanada Rugcadaaga ah ee gayiga somalida ayaa Qaab suugaanaysan u cabiray xaalada siyaasadeed ee somaliland iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale abwaan Axmed Saleebaan Bide ayaa ka sheekeeyay marxaladihii loosoo maray xoriyada Somaliland iyo qaababkii ay dadka ula dhaqmi jireen guumaystihii ingiriiska iyo taliskii Siyaad bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS