Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Ganacsato Ajaanib ah Oo Xarumo Ganacsi Ka Furtay Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Ganacsato Ajaanib ah Oo Xarumo Ganacsi Ka Furtay Magaalada Wajaale.
October 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa xabsiga utaxaabtay ganacsato ajaanib ah oo meherado yar yar oo ganacsi ka furtay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ku waasi oo hore ay cabasho uga muujiyeen ganacsatada rer somaliland ee ku ganacsada magaalada wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS