Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Magacyada Sedex Xubnood Oo Ka Qaybgalay Caleemo Saarka Madaxwaynaha Jubaland Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Magacyada Sedex Xubnood Oo Ka Qaybgalay Caleemo Saarka Madaxwaynaha Jubaland Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan!
October 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye xildhibaan maxamuud jaamac warfaa ayaa sheegay in ay ka xisbi ahaan talaabo ka qaadi doonaan xubno ka qaybgalay caleemo saarka madaxwaynaha maamul goboleedka jubaland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS