|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Ku Taageeray Cafinta Madaxwayne Biixi U Fidiyay Ciidamada Caarre
October 7, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo ka hadley cafintii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u fidiyay Ciidamada Kornayl Caarre, ayaa taageeray go’aankaasi uu Madaxweynuhu ka qaatay arinta ciidamadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|