Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa waxaa uu markii ugu horaysay xaqiijiyay in Hantidhawrka qaranka Somaliland ay baadhitaan ka wadaan xafiiska Xisaabaadka ee wasaaradiisa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka