Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Ceel-afweyn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Ceel-afweyn
October 21, 2019 - Written by Editor:

Ceel-afweyn (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku maryaya qaar ka mid ah gobolada Bariga Somaliland, ayaa waxaa uu maanta gaadhay deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS